Sunday, May 25, 2025

XOG: Shaqaalaha Dowladda Somalia oo laga baarayo xiriir ay la leeyihiin Alshabab [Sidee loo dilay Rashiid Cismaan…]

Hay’adaha Amniga Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa wadda qorshe lagu baarayo shaqaalaha dowladda Soomaaliya, kadib markii ay soo baxeen kiisas ay ku lug yeesheen shaqaale ka tirsan dowladda oo la shaqeeya ama ka tirsan Alshabaab.

Xubnaha ka mida shaqaalaha dowladda Soomaaliya ee fuliyey qaraxyo ay abaabuleen Alshabaab waxaa ugu danbeeyay Nuur Ibraahim Mahad Alle oo abaabulay qaraxii lagu dilay guddoomiye ku xigeenkii Degmada Maxaas Rashiid Cismaan Cabdi, isagoo ay xukuntay maxkamadda ciidamada, iyadoo ay ka horeysay haweeneydii Indhoolaha ahayd Basiira (Maryan) Cabdi Maxamed ee ka danbeysay qaraxii xarunta gobolka Banaadir oo ay ku dhinteen xubno ay ka mid yihiin Guddoomiyihii G/Banaadir C/raxmaan Yariisow.

Hay’adda NISA ayaa wada baaritaan lagu sameynayo shaqaalaha dowladda, oo loogu yeerayo xarumaha NISA, iyadoo la weydiinayo su’aalo fara badan oo ku saabsan suuragalnimada inuu xirii la leeyahay Alshabaab, iyadoo laga saxiixayo qoraalo loo akhriyey, iyadoo laga rabo damiin iyo inay diyaar u noqdaan shaqo kasta oo loo diro.

Ad

Dhageyso Barnaamijka baarista ee VOA-da oo uu soo jeedinayo weriye Harun Macruf

Warar Xul ah
SourceVOA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON