Friday, December 1, 2023

XOG: Musharixiinta Mucaaradka K/Galbeed oo loo diiday inay ilaalo la tagaan Baydhaba

Musharixiinta Mucaaradka ee maamulka K/Galbeed ee Soomaaliya ayaan weli tegin magaalada Baydhaba oo lagu waday inuu maanta ka furmo shirkii dib u heshiisiinta K/Galbeed.

Wararka ayaa sheehaya in Musharixiinta mucaaradka ee Madaxweyne Lafta-gareen ayaa maanta ka baaqsadeen safar la filayay inay ku tagaan magaalada Baydhabo, kadib markii la isku mari waayey inay ilaalo hubeysan la tagaan Baydhabo, taasoo uu diiday madaxweyne Lafta-gareen.

Xubnaha maanta ka baaqday inay tagaan Baydhaba waxa aka mida Madaxweynihii hore ee maamulkaasi Shariif Xasan Sheekh Aadan, wasiirkii hore ee maaliyadda Dowladda Federaalka Maxamed Aadan Fargeeti iyo ku dhowaad toban kale oo Musharixiin ah.

Ad

Wararkii ugu danbeeya yayaa sheegaya in madaxweyne Xasan Sheekh oo maanta gaaray Baydhaba uu dadaal ugu jiro in xal loo helo arrinta amniga mushariixinta, si Berri shirku u furmo ayna haljaasi u tagaan musharixiinta ku xayiran Muqdisho.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON