XOG: Maxaa lagu helay Wasiirka Ganacsiga? (Heshiis uu la wareegay iyo Baaritaan lagu bilaabay)

Qaar ka mida Wasiirada Xukuumadda xilgaarsiinta ah ayaa xilligan kala guurka qaaday tallaabooyin isugu jira musuq iyo ku takri fal awoodeed, waxaana wasiiradaasi ka mida Khaliif Cabdi Cumar Wasiirka Ganacsiga iyo Warshadaha oo arrintiisa soo shaac baxday. Wasiirkan wuxuu la wareegay Qandaras ku saabsan Tayo dhowrka oo howshiisu socotay muddo ayna shirkado kala duwan tartan … Continue reading XOG: Maxaa lagu helay Wasiirka Ganacsiga? (Heshiis uu la wareegay iyo Baaritaan lagu bilaabay)