Guddoomiyaha Gobolka Banaadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow) ayaa maamulka Gobolka Banadir ku soo daray madaxa shirkadii Intifaac ee maamulkii hore G/Banaadir u qaabilsaneyd canshuur qaadista Guryaha Gobolka Banaadir. Ninkan oo ka mid ahaa madaxda ugu sareya shirkadda Gaarka ah ee Intifaac laguna magacaabo Faaruuq Cali ayaa loo magacaabay toddobaadkii hore Xubinta canshuuraha Guryaha ee maamulka … Continue reading XOG: Guddoomiye Yariisow oo Madaxii Shirkad Muran ka taagnaa dowladii Xasan Sheekh ku soo daray Maamulka G/Banaadir
Copy and paste this URL into your WordPress site to embed
Copy and paste this code into your site to embed