Sunday, March 23, 2025

XOG: Ergo ka socotay Jawaari oo kulan la yeeshay Madaxweyne Farmaajo & Qorshihii tanaasulka Jawaari oo…

Wararka laga helayo xarunta Madaxtooyada Villa Somalia ayaa sheegay in ergo ka socotay Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Sheekh Cismaan (Jawaari) ay kulan la yeesheen Madaxweynaha Soomaaliya.

Ergadan oo ahaa guddi uu maanta magacaabay Guddoomiye Jawaari oo waanwaan ka dhex bilaabay arrinta mooshinka ayaa wararku sheegayaan inay wadaan qorshe uu isu casilayo Guddoomiye Jawaari, isla markaana xal maamuus ah loogu sameynayo si loo dhammeeyo khilaafka Baarlamaanka.

Wadahadalka galabta dhex maray Guddiga Guddoomiye Jawaari iyo Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa qeyb ka ahaa kulan xalay dhex maray xubno ku dhow Jawaari iyo madaxweynaha oo lagu baajiyey kulankii maanta qabsoomi lahaa ee Baarlamaanka.

Ad

Guddiga ayaa dib ugu laabtay xarunta Villa Hargeysa, iyadoo lagu wado in wixii ay kala kulmeen Madaxweynaha u gudbiyaan Gudoomiye Jawaari oo wararka la helayo ay sheegayaan inuu diyaar u yahay qaab sharaf leh inuu xilka uga dego.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON