Friday, March 28, 2025

XOG: Diyaaradii ku dhacday Berdaale oo Gantaal lagu soo riday (Magacyada dadka ku dhintay & Sawirro)

Wararkii ugu danbeeyay diyaaradda ku dhacday agagaarka Berdaale ayaa sheegaya in diyaaradda lagu riday Gantaal sababay inay dhacdo oo burburto.

Sida ay sheegayaan xogta laga helay dadka degaanka iyo Mas’uuliyiinta shirkadda diyaaradda leh ee African Airways waxay diyaaradda oo nooceedu ahaa E120 ku duuleysay fogaan 2,294 feet; ayaa waxaa ku dhacay Gantaal diyaaradda haleelay ka hor 3 daqiiqo markii ay ku degi lahayd garoonka Berdaale.

Ciidamada Itoobiya ayaa ku sugan Berdaale, mana jiro wax War ah oo kasoo baxay AMISOM oo ku saabsan shilkaasi diyaaradeed.

Ad

Sida ilaha kala duwan sheegayaan waxaa diyaaradda ku dhintay laba duuliye, injineerkii duulimadka iyo saddex qof oo kale, waxayna kala ahaayeen:

1- Captain Xasan Muuse Bulxa

2- Captain Mabruuk

- Advertisement -

3- Captain Cumar

4- Kenyan engineer

5- Cali Madax Gaduud (Mas’uulkii xamuulka la socday)

6- Saciid Cabdulaahi Maxamed (Mas’uulka shirkadda)

- Advertisement -

WAR CUSUB OO DHEERAAD AH

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON