Sunday, May 25, 2025

XOG CUSUB: Dowlada Soomaaliya oo Yuusuf Garaad u magacaabeysa Safiir

Saxafiga caanka ah ee Soomaaliyeed Yuusuf Garaad Cumar Axmed oo siyaasadda si weyn ugu soo biiray markii uu isu soo sharxay jagada madaxweynaha Soomaaliya sanadkii 2012 ayaa qarka u saaran inuu qabto jagadiisii ugu horeysay isagoo noqon doona Diblomaasi.

Yuusuf Garaad ayaa u sharxan in loo magacaabo Safiir, waxayna xubno uu ka mid yahay la hor geeyay shirka Golaha Wasiirada ee maanta oo haddaba ka socda magaalada Muqdisho.

Golaha Wasiirada ayaa la filayaa inay ansixiyaan safiirnimada Yuusuf Garaad iyo laba xubnood oo kale, kuwaasoo ay Golaha hor geystay Wasaaradda Arrimaha Dibadda Soomaaliya.

Ad

Xilkan cusub haddiiba ay ansixiyaan Golaha Wasiirada wuxuu Yusuuf Garaad lugaha la geli doonaa siyasadda si rasmi ah walo xilligu yahay kala guur oo jagooyinka muddooyinkan la magacaabo qaarkood fuli waayaan.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON