Sunday, May 25, 2025

XOG CULUS: Beesha Caalamka oo Madaxweyne Xasan Sheekh ku heysata balanqaad fuli waayay

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa cadaadis weyn kasoo wajahay beesha caalamka oo ay ugu horeeyaan Mareykanka iyo Midowga Yurub kadib markii uu daba dheeraaday waqtigii dhismaha xukuumadda cusub ee Soomaaliya.

Madaxweynaha ayaa si weyn oo geesinimo leh ugu gacan seyray talo soo jeedintii beesha caalamka ee ahayd inuu la shaqeeyo Ra’iisal wasaarihii hore C/weli Sheekh Axmed, iskuna dayo inay heshiiyaan, waxayna arrintan ahayd tallooyin si weyn loogu qalqaaliyay Xasan Sheekh iyadoo Bilihii Oktoobar iyo  November looga digay in ridista xukuumadda C/weli iyo magacaabida mid kale ay waqti qaada doonto, dib u dhacna ku keeni doonto hiigsiga cusub, Balse madaxweynaha ayaa si weyn uga biyo diiday oo balan qaaday in si degdeg ay u dhameyn doonaan khilaafka sharcigana ay mari doonaan, waqti ka lumi doonana aanu jirin.

xasanxq

Ad

Khilaafkii siyaasadeed ee Madaxweyne Xasan Sheekh iyo Ra’iisal wasaarihii hore C/weli Sheekh wuxuu soo shaac baxay 25-ka October ayaa iminka waxaa la marayaa muddo 3 bilood ah iyadoo aan weli la helin xukuumad cusub, taasoo keentay in balanqaadkii madaxweynaha uu meesha ka baxo, waxaana warsaxaafadeed u muuqda mid ku socda madaxweynaha soo saaray dhowaan Qaramada Midoobay iyo Beesha caalamka oo si cad u sheegay inay ka welwelsan yihiin dib u dhaca magacaabidda xukuumadda, waxayna ka digeen inay arrintaasi saameyn ku yeelato hiigsiga cusub.

Warsaxaafadeedka ayaa dowladda Soomaaliya lagu xusuusiyay in qorshaha dowladda ay fuliso laga rabo uu yahay in 2016 dalka laga hirgeliyo doorasho xor u dhacda, waana taas arrinta keentay in madaxweynaha weji gabax kala kulmo beesha caalamka, ayna sii lunto kalsoonidii ay ku qabeen hogaankiisa. Madaxweynaha ayaa laga soo xigtay inuu dhinaciisa dib u dhaca ku eedeynayo xildhbaano ay isla beesha caalamka ku taageereyso iynay caga jiidaan dowladda.

Goobjooge.com

- Advertisement -

Muqdisho

[ad name=”HTML”]

 

Hoos ka akhriso warsaxaafadeedka Beesha caalamka

- Advertisement -

[spacer color=”8BC234″ icon=”Select a Icon” style=”1″]

UN, International Partners Call for Resolution of Political Crisis

The United Nations and its international partners today voiced concern over delays in the resolution of Somalia’s long-standing political crisis and in the implementation of a stability-building mechanism as they called on the Horn of Africa nation’s President, Prime Minister and Federal Parliament ‘to unite for the greater good of the country.’

In a joint statement issued by the UN, Intergovernmental Authority on Development (IGAD), European Union, African Union Mission in Somalia (AMISOM), the United States and United Kingdom, the partners urged the country to ‘move swiftly’ towards the implementation of ‘Vision 2006′ through a new Cabinet endorsed by Parliament, warning that further delays ‘could jeopardize the progress Somalia has made towards building peace and security.’

“September 2016 remains the constitutional deadline for conducting free and fair elections,” they declared. “All Somali institutions must focus on building consensus and act in the national interest.”

The statement comes as Somalia struggles to emerge from a political crisis ignited when a recent parliamentary vote of ‘no confidence’ resulted in the political ouster of Somalia’s former Prime Minister.

The Somali Parliament dismissed Prime Minister Abdiweli Sheikh Ahmed on 6 December due to reported disputes between Mr. Ahmed and Somali President Hassan Sheikh Mohamud over political appointments.

Since then, the Parliament has confirmed Omar Abdirashid Ali Sharmarke as the country’s new Prime Minister but political uncertainty still remains.

In addition, the country has been plagued by political infighting and bursts of extremist violence as the terrorist group, Al-Shabaab, continues to wage an insurgency. Just last month, in the city of Baidoa, a terrorist attack left at least 15 people dead with many more wounded.

Against that backdrop, Raisedon Zenenga, the UN’s newly appointed Deputy Special Representative arrived today in Mogadishu, Somalia’s capital, to assume his duties with UN Assistance Mission in Somalia (UNSOM).

“I am very pleased to have this opportunity to return to Somalia and support the aspirations of the people of Somalia for a peaceful, stable and prosperous future,” Mr. Zenenga said in a press release, adding that over the coming days he looked forward to meeting with officials from the Government as well as AMISOM and IGAD.

As part of UNSOM’s mandate, Mr. Zenenga will work in support of Somalia’s political priorities, human rights, rule of law and security institutions.

“The challenges are tremendous,” he concluded, “but we must work together to push forward the progress that the Somali people want to see.”

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON