Xisbiga Midowga Nabadda Iyo Horumarka oo uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa soo dhoweeyay mowqifka Dowladda Federaalka Soomaaliya ka qaadatay xiisadda diblomaasiyadeed ee Kenya iyo Soomaaliya.
Qoraal ka soo baxay xisbiga ayaa loogu baaqay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ay inay shacabka Soomaaliyeed la wadaagto xogaha dhabta ah ee ku saabsan SAHMINTA shidaalka gaar ahaan xaraashkii ka dhacay shirkii London 7-dii February 2019.
HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA
Warar Xul ah