Thursday, March 20, 2025

Xisbiga Waddani oo kashifay xiriirka u dhaxeeya Maamulka Somaliland, Sanbaloolshe & C/raxman C/shakur (Daawo)

Xisbiga mucaaradka Waddani ee Somaliland ayaa jawaab ka bixiyey eedeyn loo soo jeediyey oo ku saabsan Doorashada Somaliland ayaa ka halday arrimo badan oo uu ka mid yahay xiriir u dhaxeeya siyaasiyiin Soomaali ah iyo maamulka Madaxweyne Muuse Biixi ee Kulmiye.

Guddoomiyaha Golaha dhexe ee xisbiga Waddani Md Cismaan Afgaab ayaa si kulul uga hadley wafdti ka socdey xisbiga Kulmiye iyo UCID oo tegay magaalada Nairobi, lana kulmay siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur, isagoo sheegay inaysan ahayn markii ugu horeysay ee xukuumadda Kulmiye ay la kulanto C/raxmaan C/shakuur, ayna tahay markii labaad ama markii saddexaad, wuxuuna intaas ku daray in Agaasimihii hore ee Sirdoonka Somalia C/llaahi Maxamed Cali Sanbaloolshe uu mar waliba yimaado magaalada Hargeysa, ayna xukuumaddu dejiyo hoteelada Hargeysa.

HOOS KA DAAWO

https://youtu.be/sG81PdQXXoE?t=152
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON