Monday, February 10, 2025

Xisbiga uu UPD ee Xasan Sheekh oo Dowladda Somalia ka dalbaday inay joojiso faragelinta Galmudug & Jubbaland.

War-saxaafadeed kasoo baxay xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xaaladaha ka taagan labada maamul ee Galmudug iyo Jubbaland.

Xisbiga ayaa ugu baaqay dowladda Somalia inay ka baaqsato fargalinta ay ku heyso maamulka Galmudug, iyadoo soo jeediyey tallaabooyin lagu xalinayo khilaafka ragaadiyey maamulkaasi, waxay kaloo dowladda Federaalka ugu baaqeen inay joojiso carqaladeynta doorashada maamulka Jubbalabd.

HOOS KA AKHRISO WAR-SAXAAFADEEDKA

No photo description available.
Image may contain: text
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON