Monday, February 10, 2025

Xisbiga UPD ee Xasan Sheekh oo laga joojiyey kulan uu ku qaban lahaa magaalada Baydhaba [Akhriso]

Kulan uu xisbiga UPD ee uu hoggaamiyo madaxweynihii hore ee Soomaaliya ku qaban lahaa magaalada Baydhaba ayaa la joojiyey markii maamulka K/Galbeed uu amar ku bixiyey inaan la qaban karin kulankaasi.

Kulankan oo ahaa AQOON IS-WEYDAARSI ayaa ka dhici lahaa hotelka Horyaal ee magaalada Baydhaba, waxaana hoggaaminayey oo khudbad ka jeedin lahaa xoghayaha Xisbiga Midowga nabadda iyo Horumarka ee UDP Xuseen Sheekh Maxamuud oo ah senator ka tirsan Aqalka Sare.

Farriin cudurdaar ah oo uu dhigay bartiisa facebook ayuu senator Xuseen ku yiri: “Dhamaan Bulshada Koonfur Galbeed ee Baydhabo waxaan ka raali gelinaynaa inuu baaqdey Kulankii Aqoon kororsiga ahaa ee galabta ka dhici lahaa Hoteelka Horyaal. Kulanka waxaa sababta baajintiisa lahaa Maamulka Koonfur Galbeed..”

Ad

Image may contain: 1 person, text that says 'XISBIGA MIDOWGA NABADDA IYO HORMARKA AQOON IS-WAYDAARSI: NIDAAMKA XISBIYADA BADAN IYO TAARIIKHDA XISBIYADII HORE ALLUUNG ISMOODSYSHY: NIDAAMKY HISBIIDY BADING I ZEMENKI HORY MARTIDA SENATOR XUSEEN SH. MAXAMUD GOOBTA: HORYAAL BAYDHABO. TAARIIKH: 13 JANAAYO 2019 WAQTIGA: 3:00PM'

Image may contain: 2 people, people smiling, people sitting and outdoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON