Tuesday, May 20, 2025

Xilliga la qabanayo Imtixaanka Dowladda ee Dugsiyada Sare 2022 oo la shaaciyey (Akhriso)

Wasaaradda Waxbarashada xukuumadda Soomaaliya ayaa shaacisay xilliga uu bilaabanayo Imtixaanka dowladda ee Dugsiyada Sare ee dalka.

Wargelin kasoo baxday Wasaaradda ayaa lagu yiri: “Xafiiska Imtixaanaadka iyo Shahaadooyinka ee Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare JFS, waxaa uu halkaan kula wadaagayaa ardayda Soomaaliyeed ee -u-fariiisanaya Imtixaanka sanad dugsiyeedkaan 2021/22 jadwalka imtixaanka fasalka 12aad”

Xilliga Imtixaanka uu bilaaban doono aya ah18ka Juunyo, 2022 oo ku beegan maalin Sabti ah, isagoo socon doona ilaa 22 June 2022.

Ad

Hoos ka akhriso Jadwalka

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON