Wednesday, March 26, 2025

Xilliga la furayo Baarlamanka & u yeeritaanka Guddiga Doorashada oo la shaaciyey

Guddiga joogtada ah ee labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo maanta kulan yeeshay ayaa soo saaray xilliga la furayo Baarlamaanka iyo xilliga loo yeerayo Guddiga Doorashooyinka ee madaxda Bannaan.

Kulanka oo ay wada guddoomiyeen Guddoonka labada Aqal ayaa markii uu soo dhammaaday la shaaciyey in 6-da June si rasmi ah loo furi doono kalfadhiga 7aad ee Baarlamanka, iyadoo Guddiga Madaxa bannaan ee Doorashoyinka Qaranka loo yeeri doono 27-ka June si loogu dhageysto warbixinta Doorashooyinka Qaranka iyo sida ay ku qabsoomi karto.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON