Wednesday, April 23, 2025

Xildhibanno Baaq ka kooban 2 Qodob oo Culus u diray Madaxweyne Farmaajo [Akhriso]

Xildhibaanada wada mooshinka xilka-qaadista ka keenay Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa soo saaray baaq ka kooban laba qodob oo midkood xambaarsan yahay saddex arrimood oo aad u culus.

Qodobadda oo laga akhriyey shir ay xarunta Villa Somalia isugu yimadeen maanta xildhibaannada ku kacsan madaxweynaha ayaa waxaa ugu muhiimsan inta mooshinku ka yaallo madaxweynaha aanu dalka bixi karin.

HOOS KA AKHRISO QODOBADDA

Ad

1. Inuu u hoggaansamo dastuurka Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya iyo shuruucda kale ee dalka u yaalla.

2. Inta mooshinka xilka-qaadista ee xildhibaanadu soo gudbiyeen Barlamaanku uga codaynayaan in uusan sameyn karin qodobada soo socda:

a) Inuusan wax heshiis ah geli karin.

- Advertisement -

b) Inuusan qofna magacaabi karin, xilna ka qaadi karin.

c) Inuusan dalka ka bixi karin, inta dacwadaadu dhinac uga dhacayso.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON