Wednesday, December 4, 2024

Xildhibaanno taageersan Madaxweynaha Hirshabelle oo Mooshin ka keenay Guddoomiyaha Barlamanka (Akhriso)

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Hirshabeelle oo tiradoodu gaareyso 69 ayaa saxiixay Mooshin ka dhan ah Gudoomiyaha Baarlamaanka Hirshabeelle Cusmaan Bare Maxamed.

Xildhibaanadn oo la sheegay inay soo abaabuleen Madaxweyne Maxamed Cabdi Waare iyo ku xigeenkiisa ayaa mooshinkooda ku eedeeyay inuu guddoomiyah Baarlamaanka faragelin ku hayo shaqadii laanta fulinta ee Madaxweynaha hoggaamiyo, waxayna ka dalbadeen xisaab-xirka lacagta maamulka Baarlamaanka Hirshabeelle la siiyo bil kasta oo gaareysa muddo 10-kun Doolar ah.

HOOS KA AKHRISO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON