Friday, November 8, 2024

Xildhibaannada kasoo jeeda Beesha Ceyr oo tegay Magaalada Xarardheere

Wafdi ka kooban Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Federaalka iyo masuuliyiin kasoo jeeda Beesha Ceyr e H/Gidir ayaa maanta gaaray degmada Xarardheere ee gobolka Mudug.

Waxaa wafdiga gaaray magaalada Xarardheere oo ka mida magaalooyinka beelaha badan wada degaan ayaa waxaa ka mid ah Wasiiru dowlaha wasaaradda Tamarta iyo Kheyraadka Biyaha XFS Maxamed Cabdulaahi, Xildhibaan Cabdisamad Macallin Maxamuud, xildhibaan Ilyaas Sheekh Axmed, Sanatar Cabdixakiin Macallin Axmed iyo masuuliyiin kale.

Waxay xubnaha wafdiga socod ku mareen degaanada Wisil, Hobyo ilaa Xarardheere iyagoo tegay fariisimaha ciidamada dowladda, kuwa degaanka iyo xarumaha maamulka.

Ad

Taliyaha ciidanka Dhulka xoogga dalka General Maxamed Tahliil Biixi ayaa Xarardheere kusoo dhaweeyay masuuliyiinta.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON