Xildhibaannada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa Berri loogu yeeray kulankoodii ugu horeeyay intii ay doorteen Guddoonka cusub.
Farriin loo diray Xildhibaanadda Golaha Shacabka ayaa loogu sheegay in Berri oo Sabti ah, taariikhduna tahay 30-ka April uu jiro kulankiii Golaha Shacabka.
Ajendayaasha kulka looga hadlayo ayaa kal ah:
Ad
1- Hadal jeedinta Gudoomiyaha KMG ee Golaha Shacabka.
2- Hadal jeedinta iyo xil wareejinta Gudoomiyihii Golaha Shacabka ee Baarlamaankii 10-aad
3- Hadal jeedinta Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka 11aad
- Advertisement -

Warar Xul ah