Saturday, April 26, 2025

Xildhibaankii Jubbaland ee Xasaanadda laga qaaday oo War cad soo saaray [Dhageyso]

Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan oo ka tirsan Baarlamaanka maamulka Jubbaland ayaa sharci darro ku tilmaamay xasaanadii la shaaciyay in laga qaaday.Xildhibaanka ayaa sheegay in eedaha loo jeediyay ay yihiin been abuur ah, isla markaana aanay jirin cid xasaanad ka qaaday oo qoraalka uu soo qoray shaqsi kaliya. Wuxuu ku eedeeyay in guddoomka Baarlamaanka maamulka Jubbaland ay jabiyeen Sharciga u degsan Baarlamaanka Jubbaland.

Xildhibaan Axmed Cabdi Xasan ayaa ku adkeystay inuu ka mid yahay Xildhibaanada Baarlamaanka Jubbaland oo aanay jirin sabab xasaanadda looga qaadi karo, waxa dhacayba ay yihiin sharci darro.

DHAGEYSO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON