Saturday, December 14, 2024

Xildhibaan Soomaali ah oo Dad ku dilay degaankii laga soo doortay ee Soomaalida Itoobiya

Xildhibaan Soomaali ah ayaa ku kacay fal dil ah oo ka dhacay degmadda Jarati ee Dawlad Deegaanka Soomaalida dalka Itoobiya.

Xildihibaanjan oo lagu maagcaabo Bashiir Diiriye Camey ayaa dilay Laba qof oo la sheegay inay isku haysteen dhul beereed, iyadoo dacwadoodu ay ku jirtay Dacwad Maxkamadda degmada, iyadoo laga sugayey o’aan ay ka gaarto.

Ciidamada Booliska ayaa xabsiga dhigay Xildhibaan Bashiir Diiriye Camey iyo labo qof oo la sheegay inay la socotay oo midkood ahaa darawalkii ku qaaday Bajaaj geystay goobta uu dilka ka geystay.

Ad

Wararka ayaa sheegay in Xukuumaddii hore ee Cabdi Iley ay xildhibaannada degaankaasi siisay dhul beereed ay leeyihiin Dad shacab ah, taasoo khilaaf ka dhalisay degaanada maamulkaasi.

Warar Xul ah
SourceBBC

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON