Tuesday, December 10, 2024

Xildhibaan si lama filaan ah ugu soo baxay Doorasho ka dhacday Magaalada Jowhar

Xildhibaan ka tirsan Golaha Shacbaka Baarlamaanka Federalka yaa maanta lagu doortay magaalada Jowhar, kursiga oo ka mid ahaa kuraasta ku harsan Hirshabelle.

Kursiga tirsigiisu yahay HOP#009 oo uu hore ugu fadhiyay Sheekh C/sataar Abdisalam Hassan Barsane oo mar kale doonayey inuu kusoo laabto, waxaase kula tartamay Musharax Cali Xasan Ibraahim.

Doorashada kursigan oo la filayey inuu Sheekh C/sataar kusoo laabto ayaa si lama filaan ah waxaa lagu doortay Musharixii kale, waxayna natiijadii noqotay in Kursiga HOP009 uu ku guuleystay Cali Xassan Ibrahim oo helay 67 -cod halka xildhibaan C/sataar C/saalam Xasan Barsane uu ka helay 33-cod.

Ad

Xarunta Hirshabeelle waxaa ku harsan ilaa 3 kursi Kursi oo mid ka mida uu yahay kursigii ay u sharaxneyd marxuumad xildhibaan Aamina Maxamed Cabdi iyo kuraasta Beesha Madaxweynaha Hirshabeelle oo khilaaf ka taagan yahay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON