Wednesday, October 16, 2024

Xildhibaan lagu waayey Magaalada Berbera markii la doortay kadib oo Jawaab soo diray

Xildhibaan ka mida Golaha wakiilada ee dhowaan lagu doortay magaalada Berbera oo la weeyay muddo 5 maalmood ah ayaa jawaab soo diray.

Xildhibaan Nuur Cabdi Jaamac (Nuurcade) oo ka mida Xubnaha cusub ee Golaha degaanka Berbera ayaa beeniyay wararka sheegaya in la waayey. “Waxaaan ku suganahay Gurigeyga, waxaanan u rartamayaa Jagada Mayor ku xigeenka Duqa Magaaladda Berbera” ayuu yiri xildhibaanka la waayey.

Wararkii hore usoo baxay ayaa sheegayay in xildhibaankan uu afduub ku heysto, waxaana dadka arrintan ka hadlay ka mida Caaqil beesha xildhibaankan oo ah Caaqil Maxamed C/kariin Aadan oo sheegay inay u arkaan Nin afduuban.

Ad

Wuxuu dalbaday in si degdega gacanta loogu soo geliyo xildhibaanka la doortay ee maqan oo wararku sheegayaan inuu arrintan lagu eedeeyay Duqa magaalada Berbera.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON