Friday, March 28, 2025

Xildhibaan ka tirsanaa Golaha Shacabka oo ka baxay Guddiga Doorashada Madaxweynaha

Xildhibaan ka tirsanaa Guddiga isku dhafka ah ee qabanqaabada doorashada Madaxweynaha Soomaaliya ayaa ka baxay Guddiga doorashada.

Xildhibaankan ayaa sababta uu uga baxay Guddiga faahfaahin laga bixin, waxaana Qoraal ka soo baxay Guddoomiyaha Golaha Shacabka Sheekh Aadan Madoobe oo loo diray Guddiga Doorashada ayaa lagu sheegay in xildhibaan Maxamed Axmed Maxamed (Beerey) uu Guddiga uga tagay arrimo shaqsi ah.

Booska uu baneeyay Xildhibaan Maxamed Beerey ayuu Sheekh Aadan Madoobe u magacaabay Xildhibaan Cabdiraxmaan Maxamed Sheekh oo ka tirsan xildhibaanada gollaha shacabka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON