Monday, February 10, 2025

Xildhibaan ka tirsanaa Baarlamaanka Federaalka oo Muqdisho ku Geeriyooday

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka uu geeriyooday.

Allaha u naxariistee waxaa xalay Mudisho ku Geeriyooday Xildhibaan Maxamed Maxamud Mursal (Boorow)oo kamid ah mudanayaasha Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa dhaawac culus hore uga soo gaaray Qarax lala beegsaday magaalada Muqdisho 2018, balse uu ka badbaaday inkastoo uu saameyn weyn ku reebay, wuxuuna mar kale ka mid noqday Baarlamaanka 11-aad ee Soomaaliya.

Ad

Geeridiisa waxaa xaqiijiyey ehelkiisa, iyadoo ay tacsi u direen xildhibaano, mas’uuliyiin iyo dad kala duwan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON