Friday, March 21, 2025

Xildhibaan Fiqi: “Ciidamada NISA ee Fahad Yaasiin sida Baydhaba uma qabsan karaan Cadaado..”

Xildhibaan Axmed Macalin Fiqi ayaa si weyn u dhaliilay tallaabada ay dowladad Somalia qaaday kadib markii ciidamada NISA iyo kuwa Milateriga ay la wareegeen Madaxtooyada magaalada Cadaado.

“Waa tallaabo kale oo qaldan oo damaca indhaha la’ ee Villa Somalia uu garwadeen ka yahay In xaruntii madaxtooyada Cadaado lagu qabsado ciidamada NISA iyo XDS ee qeybta 21-aad… Waxayna tani ka marqaati kacaysaa In Madaxweyne Farmaajo kursigii Villa Somalia uu ku filnaan waayey oo kuraastii dawlad goboleedyada uu hunguri ka galay ayadoo uu hanan la’yahay oo uu ku fashilmay amniga MUQDISHO”|’ ayuu yiri Xildhibaan Fiqi.

Wuxuu weerar ku qaaday hoggaanka ciidaamada NISA isagoo yiri: “Ciidamada Fahad Yaasiin ee NISA ee horey u qabsaday Baydhabo, dad badanna ku laayey, Uma malaynayo In qorshahaasi uu suurtagal ka noqon karo GALMUDUG..”

Ad

Wuxuu ku baaqay in Ciidamada wata magaca qaranka inay hawlaha siyaasadda ka baxaan, haddii ay dhul-qabsanayaana uu jiro dhul ballaaran oo gacanta Alshabaab ku jira.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON