Saturday, May 17, 2025

Xildhibaan buuq ka dhaliyey kulankii xildhibaannada taageersan Madaxweynaha, kadib Arrin uu soo jeediyey [Daawo]

Xildhibaan ka tirsan Baarlamaanka Soomaliya ayaa buuq ka dhaliyey kulankii bandhigga ahaa ee lagu taageerayey Madaxweyne Maxamed C/llaahi Farmaajo.

Xildhibaan Idiris Cabdi Dhaqtar khudbad uu ka jeediyay kulanka ku sheegay in xilka laga qaado oo la wada la tuuro Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo labadiisa kuxigeen, haddii ay dhexdooda ka heshiin waayaan, wuxuuna ku eedeeyay inay qeyb ka yihiin khilaafka Baarlamaanka ka dhex taagan.

“Mursal, Muudey, iyo Mahad Cawad, saddexdooda isku mid ayay anaga noo yihiin, haddii ay heshiin waayaan aan wada tuurno, xataa buux iyo Dhuux  aan ku darno … Guddoon cusubna aan doorano… labadan sano ee dowladda u dhiman mooshin la’aan haku dhameysato” ayuu yiri Xildhibaan Idiris Dhaqtar oo xaalada kulanka ka dhigay mid buuq iyo sawaxan miiran ah.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON