Sunday, December 8, 2024

Xer ilaalinta Dowlada Somalia oo ka noqotay Amar soo qabasho ahaa oo loo jaray Wasiirka Amniga Jubbaland

Qoraal kasoo baxay Maxkamadda Gobolka Banaadir 30-kii Bishii April ee 2019 ayaa lagu caddeeyay in xeer ilaalinta dowladda Somalia ay ka noqotay dacwad ay kusoo oogtay Wasiirka Maaliyadda maamulka Jubbaland C/rashiid Xasan C/nuur oo shalay soo gaaray magaalada Muqdisho.

Qoraalkan oo muddo laba bilood ku dhow yaallay ayaa hadda loo dusiyey saxaafadda, iyadoo lagu soo beegay xilli uu C/rashiid Janan socdaal qarsoodi ku yimid Muqdisho, lama oga ujeedada laga leeyahay faafinta qoraalkan oo muujinaya in Maxkamadda G/banaadi ay xirtay dacwadii loo heystay mas’uulkan ayna burisay amarkii soo qabashada ahaa ee ay soo saartay.

Maxkamadda ayaa qoraalkeeda ku sheegtay inay burisay amar soo qabasho ah iyo horkeenid Maxkamadeed oo horay u soo baxday, waxaana lagu faray Hoggaanka Baarista Dambiyada CID inay xiraan gal dacwadeedka. Wasiirka Amniga Maamulka Jubbaland

Ad

HOOS KA AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON