Saturday, October 12, 2024

Xasan Sheekh oo Xarunta CSIS uga qeyb galay Dood ku saabsan Amniga Somaliya (Daawo)

Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan dalka Mareykanka ayaa ka qeybgalaya Dood ku saabsan xaaladda dalka iyo qorshaha la dagaallanka argagixisada.

Khudbad ayuu ka jeediyey xarunta Istraatiijiyada iyo Daraasaadka Caalamiga ah ee CSIS ee dalka Maraykanka, iyadoo su’aalo badan lagu weydiiyey xaaladda dalka, xiriirka Soomaaliya iyo Mareykanka iyo Dagaalka Alshabaab.

Wuxuu kaloo ka jawaabay socdaalkii uu ku tegay dalka Eritrea, isagoo sheegay in inuu ku qabsnaaa inuu tago halkaasi si uu u soo celiyo 5000 askari oo Soomaali, iyadoo caddeeyay inuu Mareykanka ka codsaday inay gacan ka siiyaan soo celinta askartaasi.

Ad

HOOS KA DAAWO

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON