Wednesday, February 19, 2025

Xasan Sheekh oo magaalada Nairobi soo gaaray & Xildhibaano & Wasiiro kusoo dhoweeyay [Sawirro]

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasna Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Nairobi lagu soo dhoweeyay isagoo halkaasi saacado ku hakaday xilli uu safar ku jiray.

Xildhibaano ka tirsan labada gole iyo wasiir ayaa halkaasi si diiran ugu soo dhoweeyay, waxayna wararku sheegayaan inay dhex mareen wadahadal ku saabsan xaaladda dalka iyo arrimihii ugu danbeeyay ee kasoo cusboobaaday.

Xubnaha salaanta iyo soo dhoweynta ugu tegay Xildhibaan Xasan Sheekh ayaa waxaa ka mid ahaa wasiirka Isboortiga iyo Dhalinyarada Khadiija Maxamed Diiriye, guddoomiye ku xigeenka Aqalka sare Abshir Bukhaari, xildhibaan Mahad Salaad, Xildibaan C/qaadir Cosoble iyo xubno kale.

Ad

Image may contain: one or more people, people sitting, table, suit and indoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people sitting and indoor

Image may contain: 3 people, people smiling, people standing

- Advertisement -

Image may contain: 2 people, people sitting and indoor

Image may contain: 4 people, people smiling, people sitting and indoor

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON