Friday, March 28, 2025

Xasan Sheekh: “Maxaa helay Dacwadii Badda ee Maxkamadda ICJ?, Dowladdu waa inay jawaab ka bixisaa..”

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, kana tirsan Baarlamaanka Federaalka ayaa codkiisa ku biiriyey shakiga laga qabo xaaladda dacwada xuduudka Badda ee Somalia iyo Kenya, isagoo dowladda Federaalka ka dalbaday inay jawaab bixiso.

“Maxaa ku dhacay Kiiskeenii Xuduudka Badda ee Maxkamadda ICJ ? dadkeenu waxay xaq u leeyihiin inay ogaadaan sababta iyo sida ay ku dhacday in dib loo dhigo? mise tani waa bilowgii in kiiska lagu xaliyo heshiis bannaanka ka ah maxkamadda? Dowladeena waa inay jawaabo lagu qanci karo dadka ka siisaa dadka..” ayuu yiri Madaxweynihii hore ee Xasan Sheekh oo ka hadlayey mudadda sanadka ku dhow ee dib loo dhigay kiiskan.

Dad badan ayaa shaki ka muujiyey sida dowladda federaalka ay uga aamusan tahay kiiska iyo marxaladaha uu marayo, iyo qareenada qaarkood ay ka baxeen kooxdii Soomaaliya difaaceysay.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON