Sunday, April 27, 2025

Xarun bixin doonta Dal-ku-galka Imaaraadka Carabta oo laga furay Muqdisho

Dowladda Imaaraadka Carabta ayaa maanta Muqdisho ka furtay xarun laga qaadan doono Dal-ku-galka (Visa-ha) dalkaasi oo markii hore dariiq dheer loo mari jiray.

Danjiraha dalka Imaaraadka Carabta u fadhiya Muqdisho, Axmed Jumca Rumeythi ayaa xariga ka jaray xarunta bixinta dal-ku-galka Imaaraadka oo hadda kadib ay muwaadiniinta Soomaaliyeed ay ka qaadan doonaan Visaha.

Danjiraha ayaa sheegay in furitaanka xaruntan ay kamid ka tahay xoojinta xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, iyadoo noqon doonta qunsuliyaddii ugu horeysay oo Imaaraadka ka furo Muqdisho, kadib dagaaladii sokeeye.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON