Wednesday, April 23, 2025

Xaflad loo qabtay xuska 8-da Febraayo oo weerar lagu qaaday, laguna kala cararray Magaalada Nairobi [Sawirro]

Wararka laga helayo magaalada Nairobi ayaa sheegaya in xaflad ay qabanqaabiyeen taageerayaasha Madaxweynaha Soomaaliya oo magaalada Nairobi ka socotay lagu kala cararray kadib markii koox dhalinyaro ah ay weerar ku qaaday.
Xafladda oo ka socotay Hotelka Bin Cali ayaa mar qura la sheegay inay kusoo xoomeen taageerayaal kale oo ka horjeeda Madaxweyne Farmaajo, kuwaasoo diidan dhiibistii ay dowladda Soomaaliya u gacan gelisay Itoobiya C/kariin Sheekh Muuse Qalbi-dhagax.

Xuska 8 Febraayo ee doorashada Madaxweyne Farmaajo ayaa magaalada Nairobi caawa ku soo dhammaadya gacan ka hadal iyo buuq markii la isku fara saaray oo qasaare ka dhacay  hotelka la jejebiyay qalabkii xafladda iyo agab kale.

Booliska Kenya ayaa la wareegay Hotelka Bin Cali ee Rabshadaha ka dhaceen, kaasoo  oo ku yaalla 8 Street, Xaafada Islii, iyadoo xafladii ay noqotay mid dhicisowday, waxaana dadka qaarkii kasoo gaaray dhaawacyo fudud. Taageerayaasha ONLF ayaa si weyn ugu badan magaalada Nairobi.

Ad

Image may contain: 1 person

Image may contain: people sitting and shoes

- Advertisement -

Image may contain: 1 person

Image may contain: one or more people and people sitting

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON