Wednesday, December 4, 2024

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha oo War Culus kasoo saaray Heshiiska Shidaalka ee la saxiixay

Xafiiska Ra’iisal Wasaaraha Maxamed Xuseen Rooble ayaa war culus kasoo saaray Heshiis uu saxiixay Wasiirka Batroolka Soomaaliya C/rashiid Maxamed Axmed.

Qoraal kasoo baxay Xafiiska Ra’iisal wasaarha ayaa lagu yiri: “Heshiiska la sheegay in Wasiirka Batroolku uu saxiixay ee la xiriira arrimaha Shidaalka Soomaaliya waa mid sharci darro ah oo aan loo marin waddo shirci ah sidaas darteed waxba kama jiraan”

Ra’iisul wasaare Rooble ayaa la sheegay inuu qaadi doono tallaabooyin sharci ah oo looga jawaabayo falkaas xadgudubka ku ah Hantida Qaranka iyo dhaxalka Jiilalka soo socda si loo ilaaliyo amaanada Ummadda Soomaaliyeed.

Ad

Heshiiskan ayaa u muuqda mid xilligan lagu soo baraarugay, iyadoo hore loo ogaa inuu dhacayo, kadib wafdi uu hoggaaminayey wasiirka bartoolka oo muddo waday arrintan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON