Monday, February 17, 2025

Xaalad degdeg ah oo lagu soo rogayo Dalka Itoobiya & Cabsi laga qabo inay faraha ka baxdo Xaaladda

Wararka laga helayo magaalada Adis ababa ayaa sheegaya in xaalad degdeg ah lagu soo rogayo dalka Itoobiya, kadib markii uu is casilay Ra’iisal wasaarihii Itoobiya Haile Marian Desalegn.

Golaha Wasiirada Itoobiya ayaa la sheegay inay shir ka yeesheen xaaladda dalka, isla markaana dalkaasi lagu soo rogayo xaalad degdeg ah oo saddex bilood socon doonta, tan iyo inta uu fasaxa kasoo laabanayo Baarlamaanka Itoobiya.

Wararka ayaa sheegaya in xisbiga talada haya ee EPRDF uu go’aansaday in dalka Itoobiya lagu soo rogo xaalad amni, si looga hortago qas ka dhaca dalkaasi oo maraya xaalad kacsan, laakiin waxaa laga digayaa in arrintaasi ay dhalin karta kacdoonka ay dhigayaan qowmiyadaha Oromada iyo Amxaarada oo kasii darta.

Ad

Waxaa laga cabsi qabaa in Itoobiya ay gasho xaalad fara ka bax ay iyadoo  awoodda dalkaasi ay gacanta uu jirto qowmiyada yar ee Tigreega, waxaana la eegi doonaa halka ay Itoobiya u jiheysato.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON