Wiil uu Soddog u yahay Madaxweyne Erdogan oo loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda Turkiga [Akhriso]

Madaxweynaha Turkiga ayaa xilka Wasiirka Maaliyadda & Lacagta u magacabaay nin uu Soddo u yahay oo hore u ahaa wasiirka Tamarta dalkaasi oo lagu magacaabo Berat Albayrak. Berat Albayrak waa 40 sano jir ay u dhaxdo gabadha weyn ee uu dhalay Erdogan ee Esra oo u dhashay saddex caruur ah, waxaana xiriir dhow kala dhaxeeyaa madaxweynaha … Continue reading Wiil uu Soddog u yahay Madaxweyne Erdogan oo loo magacaabay Wasiirka Maaliyadda Turkiga [Akhriso]