Tuesday, September 10, 2024

WFP oo soo bandhigtay xaaladda Bariiskii Shiinaha ugu deeqday Soomaaliya [Sawirro]

Hay’adda WFP ayaa soo bandhigtay Bariis ay dowladda Shiinaha ugu deeqday Soomaaliya, kaasoo laga dejiyay dekadda Muqdisho.

Shiinaha ayaa Hay’adda WFP soo mariyay deeqdan Bariiska ah oo gaareysa 2800 tan, waxaana WFP ay sheegtay in deeqda micnaheedu yahay in Qado kulul ay helaan caruurta iyo haweenka Soomaalida, iyadoo qeyb ka ah la dagaalanka abaaraha.

Bariiska ayaa u muuqday mid xaalad wanaagsan ku sugan iyo tayo wanaagsan leh, iyadoo la furay lana soo saaray nooca iyo muuqaalkiisa.

Ad

Dad kala duwan ayaa shaki ka muujiyay Bariiska deeqda ah, iyagoo qaarkod ay soo qaateen wararka la faafiyo ee ku saabsan jiritaanka Bariis caag ah oo aan wax xaqiiqo ah loo heynin.

SAWIRRO

- Advertisement -

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON