Thursday, April 24, 2025

Weriyeyaal lagu xiray Magaalada Hargeysa & Faahfaahin laga helay sababta..

Ciidamada Booliska maamulka Somaliland ayaa xabsiag u taxaabay Afar saxafi oo ka mida Wwriyeyaasha ka hwolgala Somaliland, oo u shaqeeya Telefishanka ERYAL ee xaruntiisu tahay Magalada Hargeysa.

Ciidamada ayaa xabsiga u taxaabay afartan weriye oo la sheegay inay wakiilo u yihiin Telefisghano kale, waxayna magacyadooda kala yihiin: Ceydaruus Maxamed (Beershiya), Cabdiraxmaan Fantastic, Badri Koosaar iyo Sawir qaade Kamaal Cabdi Khaliif, iyadoo weli Booliska Somaliland aanay weli wax war ah kasoo saarin xariga weriyeyaashan.

 Sababta loo xiray weriyeyaashan ayaa la sheegay inay ku saabsan tahay wareysi ay ka qaadeen shaqaale ay qaadaneyso shirkad fadhigeedu yahay magaalada Berbera oo laga musuqmaasuqay dadkii xaqa u lahaa, waxaana TV-ga ERYAL uu sheegay in xilliga la xiray ku dhex jireen shaqadooda.

Ad

Arrintan ayaa imaaneysa iyadoo Booliska Somaliland uu dhowaan xabsiga dhigaty weriye Maxamed Yuusuf (Bakeyle) oo taageersanaa madaxweynaha maamulkaasi Muuse Biixi, isla markaana si weyn looga deyriyey xoriyadda saxaafadda iyo fekerka ee maamula Hargeysa ka jira.


Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON