Sunday, May 25, 2025

Weriye ka tirsan Telefishanka Aljazeera oo lagu xiray Magaalada Muqdisho

Ciidamada Nabasugidda Soomaaliya ee NISA ayaa la sheegay inay xabsiga dhigeen weriye ka tirsan Telefishanka Aljazeera oo shaqaale kale oo la socday.

Wariye Xamze Maxamed, sawir qaade la socday iyoDarawalkii gaariga u waday ayaa la sheegay inay ciidamada ka qabteen  duleedka  magaalada Muqdisho kadib markii ay shaqo saxaafadeed kasoo laabteen.

Xoghayaha Ururka Qaranka Saxafiyiinta NOSOJ Maxamed Ibraahim Mocalimuu ayaa xaqiijiyya xariga weriyaha caanka ah ee Xamza Maxamed iyo ilaa saddex qof oo la socday.

Ad

Xamza Mohamed ayaa ka howlgala Telefishanka Aljazeera qeybtiisa English-ka, Lamana oga sababta soo xiray weriyahan, laakiin waxaa muddooyinkii dambe socday xarig is daba joog ah oo weriyeyaasha lagula kacayay.

DHAGEYSO XOGHAYE MACALIMUU

http://www.aljazeera.com/profile/hamza-mohamed.html

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON