Sunday, May 25, 2025

Weriye ka tirsan Goobjoog oo lagu xiray Muqdisho & Wasaaradda Waxbarashada oo Dacwad ka gudbisay.

Wariye ka tirsan warbaahinta Goobjoog ee magaalada Muqdisho ayaa saaka la xiray, kadib markii ay wasaaradda Waxbarashada dacwad ka gudbisey.

Weriye Cali Aadan Muumin oo sidoo kale caan ka ah baraha bulshada ayaa looga yeeray Xarunta Dembi baarista Booliska Muqdisho ee CID-da, kaddibna waxaa loo sheegay inuu xiran yahay. Wararka ayaa sheegaya in Dacwad ay ka qortay Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya ee uu wasiirka ka yahay C/llaahi Goodax Barre.

Faahfaahin lagama bixin sababta loo xirey weriyaha, iyadoo wasaarada xarigiisa ka danbeysay iyo hay’adaha Amniga aysan weli ka hadalin arrintan.

No photo description available.
Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON