Sunday, May 25, 2025

Weriye dhaliili jiray Madaxtooyada iyo Maamulka G/Banadir oo Muqdisho lagu xiray

Wararka laga helayo magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in xabsi loo taxaabay shalay weriye Nuur Ismaaciil Sheekh oo hore uga soo shaqeeyay xarumo warbaahineed, fadhigiisuna ahaa magaalada Muqdisho.

Weriyaha ayaa la sheegay inay ciidamaa Booliska Talaadadii Wariyaha ku xiray Xarunta Hay’adda Dembi Baarista ee CID, Mana cadda sababta ka dambeysa xarigiisa, iyado aan wax faahfaahin laga bixin xaaladiisa.

Wararka ayaasheegay in weriye Nuur Ismaaciil  loo xiray qoraalo uu ku dhaliilaayay Dowladda Federaalka Somaliya iyo Maamulka Gobolka Banaadir, wuxuuna marar kala duwan barraha bulshada ku faafiyay qoraalo uu ku iftiiminaayay dhaliilaha Villa Somalia iyo Guddoomiyaha G/Banadir C/raxmaan Cumar Cismaan (Yariisow).

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON