Thursday, April 24, 2025

Weriye Caan ahaa oo xil looga magacaabay Guddiga Doorashada Maamulka Puntland.

Weriyaha caanka ah ee C/nuur Sheekh Maxamed Isxaaq ayaa xil sare looga magacaabay Maamulka Puntland, kadib markii uu dhowaan isaga tegay shaqadii uu mudadda dheer ka hayey BBC-da Laanteeda Afka Soomaaliga.

Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullahi Deni ayaa magacaabay Guddiga doorashada KMG ah ee Puntland, waxaana xubnaha la magahaabay ka m,ida C/Nuur Sheekh Maxamed Isxaaq, Guddiga ayaa ka kooban 9 xubnood oo ka shaqeyn doonajhowlaha Doorashada Puntland oo muddo dheer ay ka suurageli weyday inay nidaam xisbiyo badan laga furo.

Xubnaha Guddiga Doorashada Puntalnd ee la magaabay Madaxweynaha waxay kala yihiin:.

Ad

1. Cabdinuur Shuukh Maxamed Isxaaq
2. Sahra Jaamac Saalax
3. Cali Jaamac Faarax
4. Cabdullaahi faarax Mire
5. Cabdullaahi Cabdi Ducaalle
6. Guulleed Saalax Bare
7. Jaamac Xirsi Faarax
8. Xafso Salaad Maxamed
9. Cadirisaaq Axmed Siciid

Waxaa la xusuustaa in Siciid Cali Muuse oo ka mid ahaa weriyeyashii BBC-da oo ka mid yahay Guddiga Doorashada Somaliland, isagoo afhayeen u ah.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON