Sunday, December 8, 2024

Wasiiru-dowlihii Maaliyadda DFS oo laga xiray kursigii Xildhibaan ee uu raadinayay (Akhriso Qoraal)

Wasiiru-dowlaha Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim ayaa laga xirtay kursigii Baarlamaanka Beeshiisa, kadib markii laga wareejiyay jufadiisa.

Wasiirka oo ka soo jeeda Beesha Cawlyahan Cali (Cali Saleebaan) ayaa warqad kasoo baxday Beeldaajaha beeshaasi Maxamed Beeldaaje Ismaaciil ayaa waxaa kursiga loo wareejiyay Jufada Biciidyahan Cali, taasoo ka dhigan inuusan isu sharxi karin Wasiir Maxamuud Xayir.

Qoral loo diray Madaxweynaha Puntland iyo Guddiga Doorashooyinka dadban ayaa lagu go’aamiyay in kursiga Hop#142 sanadkan loo xiro Beesha Biciidyahan Cali.

Ad

Kursigan waxaa horay ugu fadhiyey Wasiiru-dowlaha Maaliyadda dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamuud Xayir Ibraahim, waxaama soo afjarmay rajadiisii ahayd inuu dib ugu soo laabto kursiga.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON