Thursday, February 13, 2025

Wasiirkii Maaliyadda Dalka Turkiga oo ku dhawaaqay inuu xilka iska casilay iyo Sababta

Wasiirka Maaliyadda dalka Turkiga Berat Albayrak ayaa ku dhawaaqay inuu xilkii iska casilay.

Farriin uu soo dhigay bartiisa Instagram, ayuu ku sheegay inuu isku casilay arrimo caafimaad darro dartood, waxayna arrintan kusoo beegantay iyadoo uu hoos u dhac weyn ku dhacay qiimaha Liiraha Turkiga marka lagu sarifayo Doollarka.

Wararka ayaa sheegaya in is-casilaadda Wasiirka ay timid , kadib markii uu Madaxweyne Erdogan guddoomiye cusub u magacaabay Bankiga Dhexe ee Turkiga, isagoo aan kala tashan Wasiirka oo ay hor sugu dhaceen guddoomiyaha cusub ee uu Bankiga Dhexe u magacabay Erdogan.

Ad

Berat Albayrak ayaa si weyn ugu dhow madaxweynaha Turkiga, waxaana u dhaxda Esra oo ah gabadha ugu weyn ee uu dhalay Madaxweyne Erdogan.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON