Saturday, April 26, 2025

Wasiirkii Dekaddaha xukuumadda Soomaaliya oo Muqdisho ku geeriyooday

Waxaa  saaka magaalada Muqdisho ku geeriyooday Wasiirkii Dekedaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumaddii xilka sii heysay Nuur Faarax Xirsi oo Muqdisho ku xanuunsanaa.

Xanmuunka wasiirka oo degdeg ahaa ayaa ka dhashay dhiig-kar, waxaana lagu daweynayay Isbitaalka Erdogan Ex Digfeer.

Madax ka tirsan dowladda Soomaaliya ayaa dhowaan booqda wasiirka, waxaana xaaladiisa lagu sheegay mid halis ahayd.

Ad

Marxuum Nuur Faarax ayaa lagu wadaa in maanta lagu aaso magaalada Muqdisho, waxaa aaskiisa ka qeyb galaya mas’uuliyiin ka tirsan dowladda.

Wasiir Nuur Faarax oo ka soo jeedaa Somaliland, ayaa ahaa shaqsi ay Soomaalinimadu ku weyn  tahay oo hore safiir uga soo noqday dalka Maleysia.

Goobjooge.com

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON