Saturday, February 24, 2024

Wasiirka Gaashaandhigga & Taliyaha Ciidamada Mialteriga oo heshiis Qarsoodi ah la galay Shirkadda SKA [Dhageyso]

Wasiirk Gaashaandhigga ee xilka iska casilay, unma tartamaya xilka guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan Somalia iyo Taliyaha ciidamada Xoogga dalka Jen. C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa heshiis la galay shirkad fadhigeedu yahay Imaaraadka carabta oo lagu magacaabo SKA Internatonal.

Sida lagu soo badnhigay barnaamijka “Galka Baarista” ee idaacadda VOA-da heshiiska ay wasaaradda gaashaandhigga Soomaaliya la gashay Shirkadan gaarka ah ayaa ku saabsan daabulka sahayda ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.

Heshiiska oo mugdi badan ka jira ayuu sheegay talie Gorod inay wada saxiixeen isaga iyo wasiirka gaashaandhigga, isla markaana ma aha heshiis lagu waregeliyay xukuumadda sida uu sheegay wasiirka Maaliyadda C/raxmaan Ducaale Beyle oo heshiis ku tilmaamay mid sharci darro ah.

Ad

HOOS KA DHAGEYSO BARNAAMIJKA VOA

 

Warar Xul ah
SourceVOA

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON