Wasiirka Gaashaandhigga Xukumadda Soomaaliya iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa degaan dhowaan laga xoreeyay maleeshiyada Alshabaab.
Labada mas’uul oo ah kuwa ugu heer sareeyay dowladda Federaalka gaaray deaganka Yasooman oo hoos taga degmadda Buuloburte ee gobolka Hiiraan, kaasoo dagaaladii dhowaan halkaasi ka dhacay looga saaray Alshabaab.
Ciidamada dowladda ee isugu jira Kumaandooska Danab iyo Milateriga oo gacan siinaya maleeshiyada degaanka ayaa Alshabaab kala wareegay degaano dhowr ah oo hoos taga degmooyinka Beledweyne, Buuloburte iyo Maxaas.
Ad

Warar Xul ah