Wednesday, December 6, 2023

Wasiirka cusub ee Duulista oo soo saartay Wareegto ku ay joojisay Dhismeyaashii ka socday..

Wasiirka cusub ee Gaadiidka Duulista Hawada Xukuumadda Soomaaliya Firdowsa Cisman Cigaal ayaa joojisey dhammaan dhismeyaasha ka socda gudaha iyo agagaarka Garoonka Muqdisho.

Qoraal ay soo saartay maanta, 3 maalmood kadib markii ay xilka wasaaradda la wareegtay ayey ku sheegtay in la joojiyey dhismeyaasha ah ah laga dhiso gudaha iyo bannaanka Garoonka Caalamiga ah ee Aadan Cabdulle ee Muqdisho.

Waxay arrintan sabab uga dhigtay dacwad dhinaca dhulalka ah oo ka taagan iyo xaalad amni darrada duulimaadyada Garoonka Muqdisho, iyadoo sheegtay in dib u eegis lagu sameynayo arrinta dhismeyaasha Garoonka.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON