Monday, February 10, 2025

Wasiirka Cadaallada oo Amray in Degdeg loo banneeyo Dhul uu bixiyay Guddoomiyaha G/Banadir (Akhriso)

Qoraal kasoo baxay Wasiirka Cadaaladda iyo Garsoorka xukuumadda Soomaaliya Xasan Xuseen Xaaji ayaa lagu maamnuucay isticmaalka, Boobka iyo Dhulka iyo hantida kale ee ciidamada Asluubta Soomaaliya.

Wasiirka Cadaalladda ayaa amray in cid kasta oo si sharci darro ku heysata dhulalka Ciidamada Asluubta si degdeg ah u banneyso, kuna soo celiso gacanta ciidamada Asluubta, haddii kale laga qaadayo tallaabo sharci ah.

Arrintan ayaa ka danbeysay shir jaraa’id oo uu maanta qabtay taliyaha ciidamada Asluubta oo shaaciyey in dhul uu leeyahay ciidanka asluubta oo uu ka mid yahay Isbitaalka Keydsaney ay boobeen dad shacab ah, iyagoo uu bixiyey, isla markaana dhagax dhigay Duqa Muqdisho.

Ad

AKHRISO QORAALKA

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON