Friday, May 23, 2025

Wasiirka Arrimaha Gudaha oo Amray in la fasaxo dhismayaal lagu joojiyey Amarka Alshabaab

Wasiir Arrimaha Gudaha Xukuumadda Federaalka Axmed Macallin Fiqi ayaa war kasoo saaray Amarro ka yimid Alshabaab oo lagu joojiyey dhismayaal ka socday magaalada Muqdisho.

Wasiirka oo Shir jaraa’id caawa qabtay ayaa sheegay inay soo gaareen cabashooyinka dad xoogsato ah oo shaqooyinkii looga joojiyey dhismayaal ka socday caasimadda Muqdisho oo loo joojiyay amarro ka yimid Alshabaab.

“Dowladda Soomaaliya waxay fareysaa milkiileyaasha dhismayaashaas in la fasaxo dhammaaan dhismeyaasha… In la qaato amarka argagixisida Al-shabaab waa arrin dambi ah, mana aha in cunug xun ama kooxda argigixisada qof ka tirsan oo isaguba dhuumaaleysi kujooga duurarka in amarkiisa la qaato, loona ciqaabo dadkii xoogsatada ahaa, runtii arrintaasi waxaa ay muujineysaa arrin aysan dowladda u dulqaadaneynin”.

Ad

Wasiir Fiqi ayaa sheegay in ciidamada ammaanku ay tallaabo ku haboon ay ka qaadi doonaan kooxaha argigixisada ah, cid kasta oo amarka dowladda fulin weydana waxaa laga qaadi doonotallaabo sharci ah, sida uu yiri.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON