Sunday, April 27, 2025

Wasiiradii Haweenka Xukuumadda Soomaaliya oo ku Geeriyooday Dalka Jabuuti

Wararka laga helayo magaalada Jabuuti ayaa sheegaya in Wasiirkii Haweenka iyo Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federalka Soomaaliya ay halkaasi ku geeriyootay.

Marxuumad Khadiija Maxamed Diiriye ayaa la xaqiijiyay inay Duhurnimadii maanta ku geeriyootay Isbitaal ku yalla magaalada Jabuuti oo la dhigay, kadib xanuun soo wajahay markii ay halkaasi tagtay.

Khadiijo Diiriye ayaa muddo dheer ka tirsaneyd Golayaasha Wasiirada iyo Baarlamaanka Dowladda Federaalka, waxayna caan ku ahayd inay ka mid noqoto Xukuumad kasta oo la dhisay.

Ad

Madax, Mas’uuliyiin iyo dadweyne badan oo ka naxay geerida wasiirada ayaa tacsi u diray, waxayna ka mid ahayd haweenka siyaasdda ugu caan Soomaaliya.

Warar Xul ah

NAGULA SAAXIIB BARAHA BULSHADA: Like Saar

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,990FollowersFollow

NAGU SOO BIIR

161,065FansLike
2,523FollowersFollow
5,988FollowersFollow

TOP NEWS

XOGAHA QARSOON